Selected

Original Text
Mahmud Muhammad Abduh

Available Translations

97 Al-Qadr ٱلْقَدْر

< Previous   5 Āyah   The Power      Next >  

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.

97:1 إِنَّآ أَنزَلْنَـٰهُ فِى لَيْلَةِ ٱلْقَدْرِ
97:1 Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

97:2 وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ
97:2 Ma taqaanna LaylatulQadarka. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

97:3 لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ
97:3 Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

97:4 تَنَزَّلُ ٱلْمَلَـٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ
97:4 Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

97:5 سَلَـٰمٌ هِىَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ ٱلْفَجْرِ
97:5 Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)