Selected

Original Text
Mahmud Muhammad Abduh

Available Translations

106 Quraysh قريش قُرَيْش

< Previous   4 Āyah   Quraysh      Next >  

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.

106:1 لِإِيلَـٰفِ قُرَيْشٍ
106:1
Mahmud Muhammad Abduh (Somali) :
Caadaysigii Qureesheed.

106:2 إِۦلَـٰفِهِمْ رِحْلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيْفِ
106:2
Mahmud Muhammad Abduh (Somali) :
Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.

106:3 فَلْيَعْبُدُوا۟ رَبَّ هَـٰذَا ٱلْبَيْتِ
106:3
Mahmud Muhammad Abduh (Somali) :
Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).

106:4 ٱلَّذِىٓ أَطْعَمَهُم مِّن جُوعٍ وَءَامَنَهُم مِّنْ خَوْفٍۭ
106:4
Mahmud Muhammad Abduh (Somali) :
Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.