Selected

Original Text
Mahmud Muhammad Abduh

Available Translations

109 Al-Kāfirūn ٱلْكَافِرُون

< Previous   6 Āyah   The Disbelievers      Next >  

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.

109:1 قُلْ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلْكَـٰفِرُونَ
109:1 Waxaad dhahdaa, Gaalooy. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

109:2 لَآ أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ
109:2 Ma caabudayo waxaad caabudaysaan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

109:3 وَلَآ أَنتُمْ عَـٰبِدُونَ مَآ أَعْبُدُ
109:3 Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

109:4 وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٌ مَّا عَبَدتُّمْ
109:4 Mana caabudin waxaad caabuddeen, - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

109:5 وَلَآ أَنتُمْ عَـٰبِدُونَ مَآ أَعْبُدُ
109:5 Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

109:6 لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِىَ دِينِ
109:6 Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)