Selected

Original Text
Mahmud Muhammad Abduh

Available Translations

84 Al-'Inshiqāq ٱلْإِنْشِقَاق

< Previous   25 Āyah   The Sundering      Next >  

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.

84:1 إِذَا ٱلسَّمَآءُ ٱنشَقَّتْ
84:1 Marka Samadu jeexjeexanto (qiyaamada). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:2 وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ
84:2 Oy Eebe Addeecdo waana xaq addeeciddiisunee. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:3 وَإِذَا ٱلْأَرْضُ مُدَّتْ
84:3 Marka dhulka la fidiyo (qiyaamada). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:4 وَأَلْقَتْ مَا فِيهَا وَتَخَلَّتْ
84:4 Oo uu soo tuuro waxa ku hoos jira, kana madhnaado. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:5 وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ
84:5 Oos Eeba Addeeco waana xaq adeeciddaasina. (wuxuu la kulmi Ruuxwalba Camalkiisa). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:6 يَـٰٓأَيُّهَا ٱلْإِنسَـٰنُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَىٰ رَبِّكَ كَدْحًا فَمُلَـٰقِيهِ
84:6 Dadow waxaad u dhibboon ood u camalfali xagga Eebe, waadna la kulmi. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:7 فَأَمَّا مَنْ أُوتِىَ كِتَـٰبَهُۥ بِيَمِينِهِۦ
84:7 Ruusiise Kitaabkiisa (fiican) Midigta laga siiyo (waa mu'minkee). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:8 فَسَوْفَ يُحَاسَبُ حِسَابًا يَسِيرًا
84:8 Waxaa la xisaabin xisaab fudud. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:9 وَيَنقَلِبُ إِلَىٰٓ أَهْلِهِۦ مَسْرُورًا
84:9 Wuxuuna ku noqon Ciddiisii (Jannada joogtay) isagoo faraxsan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:10 وَأَمَّا مَنْ أُوتِىَ كِتَـٰبَهُۥ وَرَآءَ ظَهْرِهِۦ
84:10 Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo gadaashiisa (waa Dadka xune). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:11 فَسَوْفَ يَدْعُوا۟ ثُبُورًا
84:11 Wuxuu u yeedhan Halaag. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:12 وَيَصْلَىٰ سَعِيرًا
84:12 Wuxuuna gali Naarta Saciira. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:13 إِنَّهُۥ كَانَ فِىٓ أَهْلِهِۦ مَسْرُورًا
84:13 Maxaa yeelay Markuu dadkiisii dhexjoogay yuu kabirsanaa (Adduunkii). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:14 إِنَّهُۥ ظَنَّ أَن لَّن يَحُورَ
84:14 Wuxuuna malaynhayay inuusan Eebe u soo noqonaynin (qiyaame). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:15 بَلَىٰٓ إِنَّ رَبَّهُۥ كَانَ بِهِۦ بَصِيرًا
84:15 Saas ma ahee Eebe waa arkaa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:16 فَلَآ أُقْسِمُ بِٱلشَّفَقِ
84:16 Waxaan ku dhaartay «buu yidhi Eebe» Midabka Qorrax dhaca. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:17 وَٱلَّيْلِ وَمَا وَسَقَ
84:17 Iyo Habeenka iyo wuxuu qariyay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:18 وَٱلْقَمَرِ إِذَا ٱتَّسَقَ
84:18 Iyo Dayaxa markuu Nuurku buux Samo. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:19 لَتَرْكَبُنَّ طَبَقًا عَن طَبَقٍ
84:19 Ee Dadkow waxaad koraysaan xaalado kala duwan/ - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:20 فَمَا لَهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ
84:20 Dadka maxaa u sugnaaday oy la rumaynwaayeen (xaqa). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:21 وَإِذَا قُرِئَ عَلَيْهِمُ ٱلْقُرْءَانُ لَا يَسْجُدُونَ ۩
84:21 Marka Quraanka lagu akhriyana ayna u sujuudaynin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:22 بَلِ ٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ يُكَذِّبُونَ
84:22 Saas ma ahee kuwa Gaaloobay waxay beenin (xaqa). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:23 وَٱللَّهُ أَعْلَمُ بِمَا يُوعُونَ
84:23 Eebana waa ogyahay waxay qarsan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:24 فَبَشِّرْهُم بِعَذَابٍ أَلِيمٍ
84:24 Ugu bishaaree caddibaad daran. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

84:25 إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ لَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍۭ
84:25 Hase yeeshee kuwa rumeeyay xaqa camalfiicanna falay waxay mudan Ajri aan go'aynin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)