Selected
Original Text
Mahmud Muhammad Abduh
Abdullah Yusuf Ali
Abdul Majid Daryabadi
Abul Ala Maududi
Ahmed Ali
Ahmed Raza Khan
A. J. Arberry
Ali Quli Qarai
Hasan al-Fatih Qaribullah and Ahmad Darwish
Mohammad Habib Shakir
Mohammed Marmaduke William Pickthall
Muhammad Sarwar
Muhammad Taqi-ud-Din al-Hilali and Muhammad Muhsin Khan
Safi-ur-Rahman al-Mubarakpuri
Saheeh International
Talal Itani
Transliteration
Wahiduddin Khan
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.
101:1
ٱلْقَارِعَةُ
101:1
Qaaricada (qalbiga garaacda). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
101:2
مَا ٱلْقَارِعَةُ
101:2
Qaarica maxay tahay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
101:3
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْقَارِعَةُ
101:3
Mase taqaannaa Qaarico. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
101:4
يَوْمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلْفَرَاشِ ٱلْمَبْثُوثِ
101:4
Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
101:5
وَتَكُونُ ٱلْجِبَالُ كَٱلْعِهْنِ ٱلْمَنفُوشِ
101:5
Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
101:6
فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَٰزِينُهُۥ
101:6
Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
101:7
فَهُوَ فِى عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ
101:7
Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
101:8
وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَٰزِينُهُۥ
101:8
Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
101:9
فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةٌ
101:9
Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
101:10
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا هِيَهْ
101:10
Ma taqaannaa Haawiya. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)
101:11
نَارٌ حَامِيَةٌۢ
101:11
Waa Naar kulayl daran. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)