Selected

Original Text
Mahmud Muhammad Abduh

Available Translations

75 Al-Qiyāmah ٱلْقِيَامَة

< Previous   40 Āyah   The Resurrection      Next >  

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful.

75:1 لَآ أُقْسِمُ بِيَوْمِ ٱلْقِيَـٰمَةِ
75:1 Waxaan ku dharaan maalinta qiyaame. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:2 وَلَآ أُقْسِمُ بِٱلنَّفْسِ ٱللَّوَّامَةِ
75:2 Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa la idin soo bixin). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:3 أَيَحْسَبُ ٱلْإِنسَـٰنُ أَلَّن نَّجْمَعَ عِظَامَهُۥ
75:3 Ma wuxuu u maleeyay Dadku inaanaan kulminhaynin lafihiisa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:4 بَلَىٰ قَـٰدِرِينَ عَلَىٰٓ أَن نُّسَوِّىَ بَنَانَهُۥ
75:4 Saas ma aha ee waan karraa inaan sinno (soona Celinno) Farihiisa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:5 بَلْ يُرِيدُ ٱلْإِنسَـٰنُ لِيَفْجُرَ أَمَامَهُۥ
75:5 Wuxuuse Dooni Dadku inay ka Gaaloobaan waxa ka horreeya. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:6 يَسْـَٔلُ أَيَّانَ يَوْمُ ٱلْقِيَـٰمَةِ
75:6 Wuxuu waydiin waa Goorma Maalinta Qiyaame. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:7 فَإِذَا بَرِقَ ٱلْبَصَرُ
75:7 Markase Araggu Wareero (Taagmo). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:8 وَخَسَفَ ٱلْقَمَرُ
75:8 Dayuxuna Madoobaado. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:9 وَجُمِعَ ٱلشَّمْسُ وَٱلْقَمَرُ
75:9 Lana Kulmiyo Qorraxd iyo Dayaxa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:10 يَقُولُ ٱلْإِنسَـٰنُ يَوْمَئِذٍ أَيْنَ ٱلْمَفَرُّ
75:10 Wuxuu Dhihi Dadku Maalintaas xagee loo cararaa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:11 كَلَّا لَا وَزَرَ
75:11 Saas ma aha ee ma jiro wax la magan Galo (Eebe Mooyee). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:12 إِلَىٰ رَبِّكَ يَوْمَئِذٍ ٱلْمُسْتَقَرُّ
75:12 Xagga Eebahaa yaana Maalintaas loo ahaan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:13 يُنَبَّؤُا۟ ٱلْإِنسَـٰنُ يَوْمَئِذٍۭ بِمَا قَدَّمَ وَأَخَّرَ
75:13 Waxaa looga warrami dadka Maalintaas wuxuu hormarsaday iyo wuxuu Dibmarsaday. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:14 بَلِ ٱلْإِنسَـٰنُ عَلَىٰ نَفْسِهِۦ بَصِيرَةٌ
75:14 Ruux walbana Naftiisa isagaa ku maragfuri. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:15 وَلَوْ أَلْقَىٰ مَعَاذِيرَهُۥ
75:15 Si kasta Hadduu u cudurdaartana (wax uma tarto). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:16 لَا تُحَرِّكْ بِهِۦ لِسَانَكَ لِتَعْجَلَ بِهِۦٓ
75:16 Ha Dhaqaajinin Nabiyow Carrabka inaad Quraanka ku Dagdagto (Akhriskiisa). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:17 إِنَّ عَلَيْنَا جَمْعَهُۥ وَقُرْءَانَهُۥ
75:17 Annagaa Laabtaada ku kulmin kuuna Akhriyi. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:18 فَإِذَا قَرَأْنَـٰهُ فَٱتَّبِعْ قُرْءَانَهُۥ
75:18 Ee Markaan akhrino Raac Akhriskiisa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:19 ثُمَّ إِنَّ عَلَيْنَا بَيَانَهُۥ
75:19 Annagaana isasaarray Cadaayntiisa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:20 كَلَّا بَلْ تُحِبُّونَ ٱلْعَاجِلَةَ
75:20 saas ma aha Ee waxaad Jeceshihiin Dadow tan soo Dagdagaysa (Adduunyada). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:21 وَتَذَرُونَ ٱلْـَٔاخِرَةَ
75:21 Waxaadna ka tagaysaan aakhiro. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:22 وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ نَّاضِرَةٌ
75:22 Wajiyaal Maalintaas way ifi. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:23 إِلَىٰ رَبِّهَا نَاظِرَةٌ
75:23 Eebeheedna way Eegi. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:24 وَوُجُوهٌ يَوْمَئِذٍۭ بَاسِرَةٌ
75:24 Wajiyaalna Maalintaas way kaduudsami. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:25 تَظُنُّ أَن يُفْعَلَ بِهَا فَاقِرَةٌ
75:25 Waxayna hubtaa in lugu fali Balaayo. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:26 كَلَّآ إِذَا بَلَغَتِ ٱلتَّرَاقِىَ
75:26 Saas ma aha ee markay naftu gaadho Duunta (Waqtiga Geerida). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:27 وَقِيلَ مَنْ ۜ رَاقٍ
75:27 Oo la Dhoho uaa ku tufi. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:28 وَظَنَّ أَنَّهُ ٱلْفِرَاقُ
75:28 Oo uu Yaqiinsado inuu Dhiman. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:29 وَٱلْتَفَّتِ ٱلسَّاقُ بِٱلسَّاقِ
75:29 Oo labada Dhudhun isku marmaan (sakaraad Dartiis). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:30 إِلَىٰ رَبِّكَ يَوْمَئِذٍ ٱلْمَسَاقُ
75:30 Eebahaa Xaggiisaa la aadi. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:31 فَلَا صَدَّقَ وَلَا صَلَّىٰ
75:31 Mase Rumaynin Gaalku Xaqa mana tukannin. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:32 وَلَـٰكِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ
75:32 Laakiin wuu Beeniyay wuuna Jeedsaday. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:33 ثُمَّ ذَهَبَ إِلَىٰٓ أَهْلِهِۦ يَتَمَطَّىٰٓ
75:33 Wuxuuna aaday Ehelkiisii isagoo kibirsan. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:34 أَوْلَىٰ لَكَ فَأَوْلَىٰ
75:34 Halaag Buuse Mutaa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:35 ثُمَّ أَوْلَىٰ لَكَ فَأَوْلَىٰٓ
75:35 Haddana Halaagbuu Mutaa. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:36 أَيَحْسَبُ ٱلْإِنسَـٰنُ أَن يُتْرَكَ سُدًى
75:36 Ma wuxuu u maleeyay Dadku in looga tagi Bilaash (Dan la'aan). - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:37 أَلَمْ يَكُ نُطْفَةً مِّن مَّنِىٍّ يُمْنَىٰ
75:37 Miyuusan ahayn Dhibic mani ah oo la Dhibciyo. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:38 ثُمَّ كَانَ عَلَقَةً فَخَلَقَ فَسَوَّىٰ
75:38 Markaas Noqoto xinjir oo Eebe Abuuro Ekeeyana. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:39 فَجَعَلَ مِنْهُ ٱلزَّوْجَيْنِ ٱلذَّكَرَ وَٱلْأُنثَىٰٓ
75:39 Kana yeelo Labadii Nooc lab iyo Dhaddig. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)

75:40 أَلَيْسَ ذَٰلِكَ بِقَـٰدِرٍ عَلَىٰٓ أَن يُحْـِۧىَ ٱلْمَوْتَىٰ
75:40 Eebaha Saas kara miyuusan Awoodin inuu soo Nooleeyo wixii Dhintay. - Mahmud Muhammad Abduh (Somali)